(Sawirro) Qoor-qoor oo la siiyey shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Galmudug

Guddiga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenka Galmudug ayaa diiwaan-geliyay musharax Madaxwayne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor). Musharaxan oo u taagan xilka Madaxweynaha Galmudug ayaa guddigu waxay siiyeen shahaadada Musharaxnimo ka dib markii uu soo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa. Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-qoor) ayaa ah musharaxa ugu cad cad ee u taagan xilka madaxweynaha Galmudug, waxaana la … Continue reading (Sawirro) Qoor-qoor oo la siiyey shahaadada Musharaxnimo ee Madaxweynaha Galmudug